Web Toolbar by Wibiya Guriga Qoyska & Wanaaga Bulshadda - Articles: Bariiska sida loo sameeyo
slide-1 slide-2 slide-3 slide-4 slide-5 slide-6 slide-7 slide-8 slide-9 slide-10 slide-11
Login
 
Navigation
· Home
· Photo Gallery
· Sheekooyin la alifay
· Forum
· IlaTali
· Send E-cards
· Media - Video
· Buuga Bisha
· Wakhtiga [Caadada]
· Xisaabi Miisaankaaga
· Miisaanka Munaasibka ah
· About Us
Dacwada
· Fanka Dacwada
· Qur'aan
· Qisooyin dhacay
· Ramadaan
Jikada-Madbakha
· Cunto Karis
· Cunto Karis Sahlan
· Cunto Karis Video
Horumarka Nolosha
· Qurxinta Jidhka
· Habbaynta Nolosha
· Habaynta Hoyga
· Caafimaadka
Arimaha Bulshada
· Maqaalo Guud
· Arimaha Bulshada
Information
· Usheeg Saaxiib
· Shuruda maqaalada
· Nala soo xidhiidh
· Search
· Links
 
Buuga bisha
Buuga u caansan
 48 su'aalood Ramd...
 The Ten Secrets t...
 Quick & Easy Dinners

Looking for something special?
Use search!
 
IlaTalida KHome
 
Mailing list KHome
Newsletters are for registered members only.
 
Fadlan idin la'aan ha koobiyeysan Maqaalkan [ Xuquuqda Maqaalkan waxay u dhawran tahay KhadijaHome]
Bariiska sida loo sameeyo

WQ:Khadra Maxamed
khadra@khadijahome.com
  • Saliida adigu qiyaaso laakiin yaanay kaa yaraanin
  • 2 xabo oo basal ah
  • 4 xabo oo toon ah
  • 1 qado oo xawaash-karii ah iyo nooca kale ee aad jeceshahay oo xawaashyada ah.
  • 2 qaadada cuntada lagu cuno oo maraq diigaag ah
  • Milix ( cusbo ) yar oo aan badnayn maadama aad ku dartay maraq digaag.
  • Sidan isoogu dar:

    Marka hore digsiga dabka saaro, markaasna saliid ku shub.

    saliidu markay inyar yara kululaato, waxaad ku dartaa basasha, markay isku yara shiilmaan, waxaad ku dartaa toontii oo aad utuntay si fiican. Intaas ka dib waxaad ku dartaa xawaashyada, maraq digaaga iyo milixda.

    Markay intaas iskugu kaa shiilmaan waxaad ku shubtaa bariiska inta aad rabto inaad karsato, kadib waxaad ku dartaa biyihii oo kuu karsan, biyuhuna yeyna kaaga badanin si uu kugu noqdo bariis furfuran, dabkana u gaabso.

    FG. Hadaad rabto waxaad ku karsan kartaa hilibka maraqiisa oo aad biyo uga dhigan kartaa.

    Sawirka lasocda bariisku maaha bariiskan

     
    Related Articles
     
    FG: Fikirka maqaalkan waxaa iskaleh qoraaga ku saxiixan.
    Facebook Comments Dhiibo Ra'yigaaga
    Comments
    No Comments have been Posted.
     
    Dhiibo Ra'yigaaga
    Please Login to Post a Comment.
     
     
    KhadijaHome DATING
     
    Halkam Riix
    Quran Explorer
    Xadgudub copyright
     
    Latest 20 Articles
     
    Articles
     
    Most commented
    Articles
    · Aniga iyo adiga iyo ... 15
    · Aniga iyo adiga iyo ... 13
    · Waxaan rabaa Gabadh ... 12
    · Maxay rabaan dumarka... 10
    · Aniga iyo adiga iyo ... 9
    · Habloow Guurka Fudud... 9
    · Xasuusnow Mowdka [Ge... 8
    · Tusaale unoqo Ilmaha... 8
    · Kii gafuurtaag ayuu ... 8
    · Fikrado roomaantik a... 7
    · Aniga iyo adiga iyo ... 7
    · Ha isu qurxin ninkaa... 7
    · Galmada ammaanka ah 7
    · Aabaha wanaagsan... 6
    · Aniga iyo adiga iyo ... 6
    · Hooyada Wanaagsan 6