najdi   najdi 9. 9. 2010 | najdi | najdi | najdi
Menu
Home
Forum
Sheekooyin la alifay
IlaTali
Send E-cards
Buuga Bisha
Arimaha Qoyska
Qoyska
Guurka Soomaalida
Dacwada
Fanka Dacwada
Qur'aan
Qisooyin dhacay
Ramadaan
Jikada-Madbakha
Cunto Karis
Cunto Karis Sahlan
Cunto Karis Video
Horumarka Nolosha
Habbaynta Nolosha
Dumarnimo
Caafimaadka
Arimaha Bulshada
Maqaalo Guud
Arimaha Bulshada
Media - Video
Daryeelka Jidhka
Fikrado Muhiima
Noocyo Iskujir ah
Shuruda maqaalada
Nala soo xidhiidh
Search
Links

Database indhold
Maqaalo Guud:38
Maqaalo:283
MESSAGES:6785
Links:11
Members:621
COMMENTS:326
Forum
THREADS:565
POSTS:7328



Fadlan idin la'aan ha koobiyeysan Maqaalkan [ Xuquuqda Maqaalkan waxay u dhawran tahay KhadijaHome]
Qabyaaladu waa cudur xun oo aakhiro & aduunba ku seejinaya.
WQ: Xusen Sulub Jamac
31-05-2010

Qabiilka ilaahay sida uu Quraanka inoogu sheegay SWT waxa uu inooga dhigay in laysku garto waa xaga Nasabka oo laysku xidhiidhiyo dhinaca Qaraabadii, waxa kale oo ay muhiim u yahay dhinaca Guurka yay baantahay in aad guursan karto ama aanad Guursan karin,waxaa kalo ay muhiim u tahay dhinaca Dhaxalka iyo sida loo qaybsanayo, hadaba Mushkiladu xagay ka timi maxaase ka dhigay Qabiilkii  Cudur xun, jawaabtu waxa weeya marka aad Qabiilkii si  xun u fasirato dhibaato ayuu keenayaa taas oo macnaheedu tahay in qabiilkii aad u bedesho Qabyaalad oo macnaheedu tahay in aad Qabiilkii Mabda ka dhigato sida adigoo u tacasubaya u Xanaaqaya wax u dilaya waxa u soo dhawayna,wax u nacaya wax u siinaya wax u diidaya,cida ku soo xigta uun gar iyo gardaro ku taageeraya,markaa ayuu ku dhawaaday wax  Dadka qaarkii ay Caabudaan.

Dadka kala fiicanaantoodu waxa asal u ah  hal shay oo ah Alle kacbsi Rasuulka ayaa la waydiiyay Dadka yaa ugu Sharaf badan waxa uu ugu jawaabay Nabigu NNKHA  ka ugu cabsi badan ugu akhlaaq badan,ugu Diin badan,Saxaabadii ayaa yidhi kaa kumaan waydiin markaas ayuu yidhi hadaad ma Nasab ayaad ii waydiinaysaan Dadka waxaa ugu Sharf badan Nebi yuusuf CS Nabi ayaa dhalay Nabi kale ayaa sii dhalay mid kale ayaa sii dhalay,waxa ay yidhaadeen kaa kumaan waydiin waxa uu ku yidhi ma waxaad i waydiinaysaan Qabaa’ilka Carbta  haa ayay yidhaahden waxa Nebigu NNKHA ugu jawaabay  Wakhtigii Jaahiliga kuwii ugu karaama badnaa ayaa markii diinta la fahmayna ugu khayr badan Dadka waxay u kala garaamo badan yihiin  sida loo kala  Alle ka cabsi badan yahay, hadaan si kale u dhigo waxa Dadku  kala Sharaf badan yahay sida ay u kala Alle ka cabsi badan yihiin

Waxaa xadiis uu   Cabdilaahi ibnu Cabaas soo wariyay ayaa nebigu NNKHA waxa uu yidhi Imiinka guntimihiisa waxaa ugu saraysa in ilaahay dartii aad wax u jeclaato ilahay dartii  waxa u nacdo, cida aad la xidhiidhayso,goynayso, soo dhawanayso,  u hiiilinayso,  aanad u hiilinayn ay noqoto ilaahay dartii  Hebel waad  nacday waxaad u nacday ilaahay ayuu danbi ka galaa ka fogyahay Habelna waxaad u jeclaatay ilaahay daacadkiisa ayuu hayaa dan kale oo aad ku qabtaa aanay jirin,Xadiis kale oo Abudaad uu soo wariyay  Nebigu waxa uu  yidhi Nebigu NNKHA Ninkii ilahay dartii waxa u jeclaada ilaahay dartii wax naca  wax u bixiya ilaahay dartii ,waa ruux Imaankiisu dhan yahay, markaa Qofkii aan sifdaa lahayn Imaankiisu wuu dhimany yahay Qofka muslimka waa in uu ogaado Qofka uu jeclaanayo iyo Qofka uu nacayo waa in uu ku qiimeeyaa halkee ayuu Qofku ka joogaa Amarka alle balse maha inaad Qofka u jeclaato ama u nacdo Qabiil dartii Miisaanku kaa maha  wax lagu qiyaasayaa waa kaan hore u soo sheegnay ee kaa Cabir u qaado.

Saddex arimood Qofka helaa wuu helay Imaanka macaankiisa waa in waxakasta ilaahay iyo rasuulka ka jeceshahay, waxkasta oo labadooda ka soo hadhay waa in waxkasta labadooda ka horu mariso  taas  oo macnaheedu tahay waxkasta ood  Jacelashahay waxaan ka horu marinayaa Jacalka   ilaahy iyo Rasuulka,  Qofka aad jeclanayso waa in aad u jeclaato ilahaay dartii maha isku Qabiil ayaan nahay isku Xisbi ayaan nahay isku Magaalo ayaanahy,Dhalsho naga dhaxaysa waa in aad u jecelaato ilaahay tartii u nacdaa ilaahay dartii maha miisaanka aad wax ku qiimanayssa in uu ahaado ka Qabiilka, kan waxaan u Jeclaanayaa isku Qabiil ayaan nahay kana waxaan u nacayaa kala Qabiil ayaan nahay ,Sidaa awgiid suurta gal maha in aad tidhaahdo ilaahay ayaan jecelahay islamarkaana kuwa ilaahay neceb yahay ayaan saaxiib  la’ahay ma dhici karto in aan is dhex wadno qaar ilahaay jecel yahay iyo qaar aan ilaahay jecelyn xataa haday yihiin kuwa aad isku Qabiilka tihiin  mar hadii ay garab mareen jidkii ilaahay surtagal maha in aad waxkale ku soo dhawayso  Qofkii cid jeclaanaya soo dhawaysanayaa ama nacaya fogaysanaya waxa uu eegyayaa Qaabka ilaahay yidhi ku jeclaada ama ku naca ee maha in aad isha Qabiilka wax ku eegto arinka Allena dhinac marto.

Waalaalnimimada waxa uu nebigu NNKHA ku sifeeyay Jidhka oo kale  hadii qayb xanuunsato ta kale ma raaxaysanyso ee way la xanuunsanaysaa. dhibaatada Qabiilka waxaa u kaw ah Jahliga Dad badan way garan waayeen dhibaatada ay  keenayso qabyaaladu, Nin kii Yuhuudiga ahaa marka uu arkay islaamkii sida uu u waalaaleyay Carabta ee ay u heshiisheen, markii Islaamuku yimid ayuu ka xumaaday inta uu dhex fadhiisatay ayuu soo xusuusiyay Gabadii ay isku tirin jireen Wakhtigii Jaahiliga nebigii NNKHA ayaa loo sheegay markaas yidhi ma waxaad u noqonaysaa Jaahilaydii iskaga taga waa qudhune. hadii aan ka hadhi wayno waxaa dhici karta in Cadaw  gacanta u galo, dib u dhaca waxaa keenta Qabyaalada manta dhibaatadan in haysta Umada ee gashay meelkasta ama dhibaataysay Xoolihii ,Dadlkii,Dhukii waa Qabyaalada oo baabisay Aduunyadeenii  hadaynaan ka hadhin Aaakhirdana way inaga khasaarin, Macsida iyo Danbiga ka la jooga ee aan dhibsanyn waxa uu la mid yahy mid sameeya, Aakhiro iyo Janona way ina seejin hadaynaan la iman walaalnimo ku siman cadaald, ilahay sida khayrku ku jiro hayna waafajiyo Deenteenana hayna fahmsiiyo.

FG: Fikirka maqaalkan waxaa iskaleh qoraaga ku saxiixan.
Maqaalada u danbeeyey: Dacwada

Top 5: Dacwada
1) Xasuusnow Mowdka [Geerida] :: 2458 views ::
2) NAFTA IYO EDAABTEEDA :: 2239 views ::
3) Salaada Istikhaarada :: 1798 views ::
4) Quruxda gabdhaha ee dhabta ah :: 1798 views ::
5) Isjir Gabaray oo taxadar badan qaado!! :: 1353 views ::

Share

Comments
Taqqiyah
on June 06 2010 12:26:28
User Avatar

asc

jasaka lah khayran walalo maqalkaga waa mid faaiido leh

Post Comment
Please Login to Post a Comment.

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.



Login
Username

Password

Remember Me


Cunto Karis Sahlan
Kuwa u danbeeyey
Shurbada Karooto 736
Hilib Digaag & Makaroone 591
Peanut butter & Red C... 454
Hilib & Fuul 695
Kuwa u caansan
Shurbada Karooto 736
Hilib & Fuul 695
Hilib Digaag & Makaroone 591
Peanut butter & Red C... 454
Info.
Categories: 7
Reads: 2476
Halkan Riix

Islamic Nasheeds
Mp3 Player

Buuga bisha

783,371 unique visits