najdi   najdi 9. 9. 2010 | najdi | najdi | najdi
Menu
Home
Forum
Sheekooyin la alifay
IlaTali
Send E-cards
Buuga Bisha
Arimaha Qoyska
Qoyska
Guurka Soomaalida
Dacwada
Fanka Dacwada
Qur'aan
Qisooyin dhacay
Ramadaan
Jikada-Madbakha
Cunto Karis
Cunto Karis Sahlan
Cunto Karis Video
Horumarka Nolosha
Habbaynta Nolosha
Dumarnimo
Caafimaadka
Arimaha Bulshada
Maqaalo Guud
Arimaha Bulshada
Media - Video
Daryeelka Jidhka
Fikrado Muhiima
Noocyo Iskujir ah
Shuruda maqaalada
Nala soo xidhiidh
Search
Links

Database indhold
Maqaalo Guud:38
Maqaalo:283
MESSAGES:6785
Links:11
Members:621
COMMENTS:326
Forum
THREADS:565
POSTS:7328



Fadlan idin la'aan ha koobiyeysan Maqaalkan [ Xuquuqda Maqaalkan waxay u dhawran tahay KhadijaHome]
Sideed ku dooran karta zawjada wanaagsan. Q2aad
WQ: Zainab Maxamed Cali
18-06-2010
zainab@khadijahome.com

Tilmamaha lagu garto zawjada wanaagsan

· 1-Waa miid akhalaq iyo din leh xishood badan asturan..

· 2-Waa miid runta ku dhaqanta dacaad ah naxaris badan..

· 3-Waa mid aan aduunyo maal iyo dhaldhalal ka fikirin..

· 4-Waa mid shanteda salaadod xiftiida sakda dhexena u kacda salatul leylka lamanahegana u kicisa.

· 5-Waxaa lagu yaqan inay tahay miid lamanaheega marwalba adeecda hadalna kuso celin,waxay diintu rali ka aheyn moye..

· 6- Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid marwalba hadal macan lamanaheega kula hadasha sida gacaliyo xabibi oo marwalba ugu wacdo magacyo wacwacan oo qalbigisa sojiida.

· 7-Waxaa laguu yaqan inay tahay miid marwalba lamanahega amanta uguna mahad naqda rabbiged marwalbana ugu mahadiso lamanahega..

· 8-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid aan didin lamanahegu marku gogosha ugu yeedho..

· 9-Waataan aan albaabka ka bixiin iyaado lamanaheegu uu idmiin..

· 10- Waa mid caruurteda ku babarisa inay ku qayliyin abadod marku ka imado shaqada isago dalan bartana marku albabka kaso galo inay ku salaman salamada Islaamka..

· 11-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid marwalba albabka kaga hor tagta lamanaheeda oo dhunkada salamada Islaamka ku salanta waji furan oo naxaris leh tusda oo si raxmad leh uga sarta jakedka sharab qabow siisaa dhagahisana maqashisa ereyoo macan oo ka mid ah gacalkeygiyow intaad maqneyd wan ku xisay waxay ila ahayd inad sanad iga maqneyd oo kale adiga la aanta gurigi wa mugdi..

· 12-Waa miid aan ku qayliyin lamanaheega marku albabka kaso galo ee u dalan yahay..

· 13-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid marwalba ogsoon lamanaheegu inu iyagaa uso hogsanayo oo u so shaqaynayo marwalbana ku dadasha inay sariirtisa usi gogosho kuna gogosho gogol indhihis soo jida oo udgon kana ilaaliso Shanqadka caruurta intu abahod hurto..

· 14-Waa miid lamanaheega qarabadisa iyo walidkisa marwalba xiririsa oo qadarisa lamanahegana ku boriso inu xiririyo walidkis markey u tagaana u ibisa hadyado qurxon ooy jecel yihin..

· 15-Waxaa lagu qaayaan inay tahay miid marwalba ku dadasha nadafada caruurteda iyo gurigega iskana ilaalisa in lamanaheedu ku arka basarinimo ama uskag..

· 16-Waa mid marku lamanaheegu albabka kaso galo u sankisa la raco udgonka gurigisa..

· 17-Waa mid ku dadasha in lamanaheega u kaariso cunoyin macan oo kala duwan indhihisana soo jida ..

· 18-Waa mid ag fadhisada lamanahega oo ka wareysada waxi u kala so kulmay shaqadisa hadi u murugeysan yahayna la wadagta oo la murugodo kuna dadasho siday uga bi in laheyd murugada gacaliyaaheda..

· 19-Waa mid hadyad qurxoon uso ibisa lamanahega waxu jecel yahay..

· 20-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid iska ilaalisa telfonka badan iyo nagaha badan..

· 21-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid naagaha badan iska ilaalisa gurigeegana jogin marku lamanahegu dalan yahay ee u bahan yahay nasasho..

· 22-Waa miid marwalba xasusisa lamanahega Cabsida Alle(swt) Cibadada Sunaha Nabigena (scw) iyo Sadaqada geerida iwm .

· 23-Waa mid Caruurteda ku tarbiyeysa tarbiyo islamiga ee wanagsan bartana akhalaqda wanagsan iyo Salada Sonka Xusida Alle(swt) ku saliga Nabiga (scw) iyo xitiranka walidintoda..

· 24-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid geesiyad ah oo nago badneyn reerkeguna dayacneyn..

· 25-Waa mid aan lamanaheega ku qayliyiin oo cayin isaga iyo walidkisa..

· 26-Waa mid marwalba ku faraxda oo u mujisa lamanaheega sida wanagsan ee ulaa dhaqmo inay ku qanacsan tahay kuna mahdisa..

· 27-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid aan kor u egiin marku lamanahegu la hadlayo hadi u ku qaldamana aan ilobin wanagyadi faraha badnaa ee u uu sameyni jirey kuna tirtirdo qaladadkisa wanagi u hore ugu samayni jiirey una samirto..

· 28-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid markay lamanaheega ku gafto ku dadasha siday uga raali galin lahayd..

· 29-Waa mid marwalba isku udgoneysa lamanaheega kuna dadasha inu ka daremin wax naftisa dhibaya..

· 30-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid aan ku dhibin lamanaheegu waxu awoodi karin wuxuu siyana bismileysada..

· 31-Waa mid ka wareysada lamanaheega xalaadisa siday tahay manta iyo waxi uu bananka kala so kulmay..

· 32-Waa mid ku dadasha hadi u lamanaheegu caroto siday u dejin laheyd..

· 33-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid marwalba u duceysa lamanahega marku u qabto waxay u bahantahay..

· 34-waxaa lagu yaqaan inay tahay mid marwalba ku dadasha siduu lamanaheega ugu xirnado Masajidka Jamaca iyo durusyada..

· 35-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid marku lamanahegu ka safro u xafiida malkiisa jidh keega caruurtisa gurigisa iwm..

· 36-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid ku faraxda lamanaheega marku safarka kaso labanayo iskuna sii diyariso iyada iyo caruurta gurigana usii qurxiso oo albabka kaga hor taagto tusdana inay u xisen iyada iyo caruurtuba..

· 37-Waa mid lamanahega dacaad uu ah oo aan khayamin beena u shegin..

· 38-waxaa lagu yaqaan inay tahay miid ku kalson lamanahega oo kala tashta arimahega iyo waxi dhib laso gudbonada..

· 39-Waxaa lagu yaqaan inay tahay mid marwalba Alle(swt) ku mahdisa hadi lamanahegu yahay zawj wanagsan..

· 40-Waxaa lagu yaqaan inay tahay miid caqli ley ah oo qalbiga lamanahega so jidada iyaado ku dadalaysa inu naag kale ku fikirin oo la guursan..

· 41-Waa mid lamanahega ka samaysada jeceylka.

· 42-Waa mid ku dadasha barashada cunoyinka ugu wanwanagsan iyo macmacanka kala duwan..

Waxaan saxay xaga Alle(swt) ka ahadaay waxan qaldayna nafteyda iyo shaytan ka ahadaay...

FG: Fikirka maqaalkan waxaa iskaleh qoraaga ku saxiixan.
Maqaalada u danbeeyey: Isaga

Top 5: Isaga

Share

Comments
No Comments have been Posted.

Post Comment
Please Login to Post a Comment.

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.



Login
Username

Password

Remember Me


Cunto Karis Sahlan
Kuwa u danbeeyey
Shurbada Karooto 736
Hilib Digaag & Makaroone 591
Peanut butter & Red C... 454
Hilib & Fuul 695
Kuwa u caansan
Shurbada Karooto 736
Hilib & Fuul 695
Hilib Digaag & Makaroone 591
Peanut butter & Red C... 454
Info.
Categories: 7
Reads: 2476
Halkan Riix

Islamic Nasheeds
Mp3 Player

Buuga bisha

783,333 unique visits