slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-1 slide-2 slide-3 slide-4 slide-5 slide-6 slide-7 slide-8 slide-9 slide-10 slide-11
Login
 
Navigation
· Home
· Photo Gallery
· Forum
· IlaTali
· Dhambaalo Jacayl
· Media - Video
Dacwada
· Fanka Dacwada
· Qur'aan
· Ramadaan
Jikada-Guriga
· Cunto Karis
· Cunto Karis Sahlan
· Cunto Karis Video
· Habaynta Hoyga
Horumarka Nolosha
· Qurxinta Jidhka
· Habbaynta Nolosha
· Caafimaadka
Arimaha Bulshada
· Arimaha Bulshada
· Murti iyo Madadaalo
· Buuga Bisha
Information
· Search
· About Us
· Nala soo xidhiidh
· Shuruda maqaalada
· Wakhtiga [Caadada]
· Miisaanka Munaasibka ah
· Events
 
Quranexplorer
Halkam Riix
 
Most commented
Articles
· Aniga iyo adiga iyo ... 15
· Aniga iyo adiga iyo ... 13
· Waxaan rabaa Gabadh ... 12
· Maxay rabaan dumarka... 10
· Aniga iyo adiga iyo ... 9
· Habloow Guurka Fudud... 9
· Xasuusnow Mowdka [Ge... 8
· Tusaale unoqo Ilmaha... 8
· Kii gafuurtaag ayuu ... 8
· Fikrado roomaantik a... 7
· Aniga iyo adiga iyo ... 7
· Ha isu qurxin ninkaa... 7
· Galmada ammaanka ah 7
· Aabaha wanaagsan... 6
· Aniga iyo adiga iyo ... 6
· Hooyada Wanaagsan 6
 
Random Photo
 
Buuga bisha
Buuga u caansan
 Quick & Easy Dinners
 48 su'aalood Ramd...
 The Ten Secrets t...

Looking for something special?
Use search!
 
Fadlan idin la'aan ha koobiyeysan Maqaalkan [ Xuquuqda Maqaalkan waxay u dhawran tahay KhadijaHome]
Bajiye laga sameeyey misirka cas

WQ: KhadijaHome.Com articles: bajiye.jpg
2011-06-02
khadijahome@khadijahome.com

Waxay ka kooban tahay

60 grams Misirka cas

Biyo aad ku radiso

30 grams chickpea flour

1 Toon ah

1 msh Sanjabiil

2 Mcu xawaash

Basbaas, kamasar caleen, milix

Saliid aad ku shiisho

Qaabkaad u samayn

Biyo ku filan ku radi misirka saacado badan, kadib ku shiid mushiinka wax shiida adoo biyaha ka daadinaya. Markaa kadib waxaad ku dartaa daqiiqda kor ku qoran, toonta, sanjabiisha, xawaash, kamasar caleenta, basbaaska iyo milix. Markaad isku darayso waxaad is ticmaashaa weel godan, si fiicana isoogu wada walaaq si ay isu dhex galaan. Markaad isku dhex walaaqdo kadib waxaad diyaar sataa saliidii aad ku shiili lahayd. Qaado godan ku qiyaas bajiyaha markaad shiilayso.

FG:
Mcu = malagacada cuntada lagu cuno
msh = malgacada shaaha

 
Related Articles
 
FG: Fikirka maqaalkan waxaa iskaleh qoraaga ku saxiixan.
Facebook Comments Dhiibo Ra'yigaaga
Comments
No Comments have been Posted.
 
Dhiibo Ra'yigaaga
Please Login to Post a Comment.
 
 
Khadija Shop
















 
KhadijaHome Facebook
 
Latest 20 Articles