Web Toolbar by Wibiya Guriga Qoyska & Wanaaga Bulshadda - Articles: Suugo macaan (casho ama qado)
slide-1 slide-2 slide-3 slide-4 slide-5 slide-6 slide-7 slide-8 slide-9 slide-10 slide-11
Login
 
Navigation
· Home
· Photo Gallery
· Sheekooyin la alifay
· Forum
· IlaTali
· Send E-cards
· Media - Video
· Buuga Bisha
· Wakhtiga [Caadada]
· Xisaabi Miisaankaaga
· Miisaanka Munaasibka ah
· About Us
Dacwada
· Fanka Dacwada
· Qur'aan
· Qisooyin dhacay
· Ramadaan
Jikada-Madbakha
· Cunto Karis
· Cunto Karis Sahlan
· Cunto Karis Video
Horumarka Nolosha
· Qurxinta Jidhka
· Habbaynta Nolosha
· Habaynta Hoyga
· Caafimaadka
Arimaha Bulshada
· Maqaalo Guud
· Arimaha Bulshada
Information
· Usheeg Saaxiib
· Shuruda maqaalada
· Nala soo xidhiidh
· Search
· Links
 
Buuga bisha
Buuga u caansan
 48 su'aalood Ramd...
 The Ten Secrets t...
 Quick & Easy Dinners

Looking for something special?
Use search!
 
IlaTalida KHome
 
Mailing list KHome
Newsletters are for registered members only.
 
Fadlan idin la'aan ha koobiyeysan Maqaalkan [ Xuquuqda Maqaalkan waxay u dhawran tahay KhadijaHome]
Suugo macaan (casho ama qado)

WQ: Khadijahome.Com
2012-04-27
khadijahome@khadijahome.com

Waxaad ka samaynayso

600g hilib shiidan
3 basal waa wayn
2 tamaandho xabuub

1 tamaandho qasacad (daasad)
1 tamandho shiishiid
3 toon waawayn
1 xidhmo kamasar caleen
½ koob saliid saytuun (ama saliida caadiga ah)
1 qaado xawaash
Milix, basbaas iyo waxaad ku siyaadin kartid

Qaabkaad u samayn

Hilibka shiidan waxaad ku ridaa madiibada (weelka) aad ku samaynayso, kadib waxad si yar yar u jar jartaahal xabo oo basasha ah iyo kamasarta kadibna waxaad ku dartaa hilibka, kadib isku walaaq eeg sawirka hoose.

Kadibna ku dar xawaashaka iyo milixda iyo wixii kale ee aad raacin karto eeg sawirka hoose.

Markaa kadib waxaad isu diyaarisaa sidaad u samayn lahayd suugada. Waxaad jar jartaa 2da xabo ee basasha ah, kadib saliida dabka saar kadibna basasha ku shiil eeg sawirka hoose

 Kadib waxaad ku dartaa tamaandho xabuubtii oo aad jar jartay, tamaandhada qasaca, tamaansho shiishiidka, milix, kamasarta, milixda eeg sawirada hoose.

 Kadib waxaad ku kordhisaa wax yar oo saliida kadibna dabka u daa ilaa 5-8 daqiiqo. eeg sawirka hoose

Inta ay suugadu kuu saaran tahay waxaad diyaarisaa hilibka adigoo u samaynaya sida ka muuqata saiwrka hoose.

Kadib waxaad ku dartaa suugada sida ka muuqata sawirka hoose.

Kadib dabka u daa ilaa ay si fiican isoogu bislaanayaan, dabkana dhexdhexaad uga dhig.

Waatan cuntadii oo diyaar ah, waxaad ku cuni kartaa noockasta oo roodhi ah ama siday kula noqoto. Cunto macaan.

FG: waxaad samayn kartaa in hilibka aad gooni u shiisho inta aadan ku darin suugada ka hor.

Sawiro: cookaround

Related Articles
 
FG: Fikirka maqaalkan waxaa iskaleh qoraaga ku saxiixan.
Facebook Comments Dhiibo Ra'yigaaga
Comments
No Comments have been Posted.
 
Dhiibo Ra'yigaaga
Please Login to Post a Comment.
 
KhadijaHome DATING
 
Halkam Riix
Quran Explorer
Xadgudub copyright
 
Latest 20 Articles
 
Articles
 
Most commented
Articles
· Aniga iyo adiga iyo ... 15
· Aniga iyo adiga iyo ... 13
· Waxaan rabaa Gabadh ... 12
· Maxay rabaan dumarka... 10
· Aniga iyo adiga iyo ... 9
· Habloow Guurka Fudud... 9
· Xasuusnow Mowdka [Ge... 8
· Tusaale unoqo Ilmaha... 8
· Kii gafuurtaag ayuu ... 8
· Fikrado roomaantik a... 7
· Aniga iyo adiga iyo ... 7
· Ha isu qurxin ninkaa... 7
· Galmada ammaanka ah 7
· Aabaha wanaagsan... 6
· Aniga iyo adiga iyo ... 6
· Hooyada Wanaagsan 6