najdi   najdi 9. 9. 2010 | najdi | najdi | najdi
Menu
Home
Forum
Sheekooyin la alifay
IlaTali
Send E-cards
Buuga Bisha
Arimaha Qoyska
Qoyska
Guurka Soomaalida
Dacwada
Fanka Dacwada
Qur'aan
Qisooyin dhacay
Ramadaan
Jikada-Madbakha
Cunto Karis
Cunto Karis Sahlan
Cunto Karis Video
Horumarka Nolosha
Habbaynta Nolosha
Dumarnimo
Caafimaadka
Arimaha Bulshada
Maqaalo Guud
Arimaha Bulshada
Media - Video
Daryeelka Jidhka
Fikrado Muhiima
Noocyo Iskujir ah
Shuruda maqaalada
Nala soo xidhiidh
Search
Links

Database indhold
Maqaalo Guud:38
Maqaalo:283
MESSAGES:6785
Links:11
Members:621
COMMENTS:326
Forum
THREADS:565
POSTS:7328



Fadlan idin la'aan ha koobiyeysan Maqaalkan [ Xuquuqda Maqaalkan waxay u dhawran tahay KhadijaHome]
Sideed ku soo jiidan kartaa xaaskaaga ninyahow? Q2aad

WQ:Khadijahome
July 5, 2006


Tus xaaskaaga inaad nafteeda ka jeceshahay naftaada ( markasta tus inaad ihtimaamsiineyso iyada, waayo waxay soo jiideysaa arintaas kalgacal iyo raxmad )

  • Noqo mid dhawrsoon, xaaskaagana wey dhawrsoonaan “dhawrsada, dumarkiinana haa dhawrsoonaadaane” xadiis, Dabari. Iska jir ineey indhahaaga ku dhacaan xaraanta!Waxaa laga hayaa nin ka mid ah dadkii salafka ahaa inuu yiri “ markaan danbi sameeyo waxaan ka arkaa xaaskeyga iyo daabadeyda danbigaas”
    • Ha faafinin xaaskaaga ceebaheeda, haba yaraatee siiba dadka dhexdooda.
    • Joogto ka dhigo daganaanshaha, hana cadhoonin, sabaabtoo ah cadhadu waxay aasaas u tahay kalgacal la’aanta iyo naceybshaha, hadeey kugu khaldantana u cudur daar hana seexanin adoo u cadhoonaya, waxaadna xasuusataa wanaagii fara badnaa ee adi iyo xaaskaaga idin soo kala dhexmaray.
    • Isku day inaad xaaskaaga amaanto, kuna mahdiso markay wax wanaagsan sameyso, wuxuu yiri nabiga scw “ qofkaan ku mahdinin dadka Ilaahay kuma mahdiyo”.
    • Iska jir beenta, sababtoo ah beenta waxay furo u tahay ineey dumiso guryo badan, tusaale ahaan ninmanka qaar ayaa iska imanaya wakhti danbe cudur daar la’aan, markaas ayuu ninku wuxuu isku dayaa inuu sheego been si uu u raali galiyo xaaskiisa.
    • Iska jir sidoo kale xanta waaayo iyana duminta guryaha ayeey kaw ka tahay.
    • Ku dhiiri gali xaaskaaga inay noqoto mid shakhsiyad leh oo isku kalsoon, iyo inay noqoto mid ra’yigeeda cabiri karta. Hadaad ka soo qaatid mid aan ra’yi laheyn, aadna ka qaatid kalsoonida, waxaad ogaataa inay ilmaha aay kuu dhali doonto raad ku reebi doonto arintaas.
    • Xaaskaaga ugu yeedh magac aad ku koolkoolineysid, siduu Rasuulka scw caaisha ugu yeedhi jiray “ yaa Caish”.
    • Dareensii xaaskaaga inay ku sugantahay nabadgaliyo iyo kalsooni, markasta ineey ogaato isna dhahdo xaasku ninkaagii ayaa kaa danbeeya.
    • Ka qaado xaaskaaga ra’yiga lana tasho siduu ahaan jirayba Rasuulka scw.

    Ilaahay kheyrka haa nagu sugo, aaamiin.

    FG: Fikirka maqaalkan waxaa iskaleh qoraaga ku saxiixan.
    Maqaalada u danbeeyey: Isaga

    Top 5: Isaga

    Share

    Comments
    No Comments have been Posted.

    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.

    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.



    Login
    Username

    Password

    Remember Me


    Cunto Karis Sahlan
    Kuwa u danbeeyey
    Shurbada Karooto 736
    Hilib Digaag & Makaroone 590
    Peanut butter & Red C... 452
    Hilib & Fuul 695
    Kuwa u caansan
    Shurbada Karooto 736
    Hilib & Fuul 695
    Hilib Digaag & Makaroone 590
    Peanut butter & Red C... 452
    Info.
    Categories: 7
    Reads: 2473
    Halkan Riix

    Islamic Nasheeds
    Mp3 Player

    Buuga bisha

    783,262 unique visits