najdi   najdi 9. 9. 2010 | najdi | najdi | najdi
Menu
Home
Forum
Sheekooyin la alifay
IlaTali
Send E-cards
Buuga Bisha
Arimaha Qoyska
Qoyska
Guurka Soomaalida
Dacwada
Fanka Dacwada
Qur'aan
Qisooyin dhacay
Ramadaan
Jikada-Madbakha
Cunto Karis
Cunto Karis Sahlan
Cunto Karis Video
Horumarka Nolosha
Habbaynta Nolosha
Dumarnimo
Caafimaadka
Arimaha Bulshada
Maqaalo Guud
Arimaha Bulshada
Media - Video
Daryeelka Jidhka
Fikrado Muhiima
Noocyo Iskujir ah
Shuruda maqaalada
Nala soo xidhiidh
Search
Links

Database indhold
Maqaalo Guud:38
Maqaalo:283
MESSAGES:6785
Links:11
Members:621
COMMENTS:326
Forum
THREADS:565
POSTS:7328



Fadlan idin la'aan ha koobiyeysan Maqaalkan [ Xuquuqda Maqaalkan waxay u dhawran tahay KhadijaHome]
WAARIDKAA HA WAYDAARAN (wax kasii taladda) [Q7aad]
WQ:Sharif mahamed
2009-01-27
Ibnsufi1@gmail.com


Mahad aan la soo koobi karin Alle ,Nabad gloyo iyo naxirsina ha u sugnato Nabigeeni Muxamed NNKH

Wax isku sheegu ma laha meel uu ku dhamaado,, waana baahi joogta ah , waxaase muhiim ah in qofku dareen san yahey in cid howshan ugga KHABIIR san (ugga waayo aragsan) in uu la doonto wixii uu fur furi waayo. Qormadeeni hore waxaan ku xusnay gabadha ,, guurdoonka ahi xiriirka ay la deedahey hooyadeed ,, qayb ka mid ah ,, (in aysan waxba qarsan gabadhu) ,, waxan u mahad celinayaa walaalaha fikirkoda nagu darsatey ,,, iyo inta aqrisay ee aa naga aamustey .

Run ahaantii wax aan dhici karin ma jiraan ,, bale wax kastaa waxay leeyihin albaab laga soo galo ,, marka waxaa la hubba qofkii albaab sax ah ka soo gala nolasha (guurka) in wax kasta oo la wadaagi karo waaridka maanta nool, waayo wax badan oo uu waaridku shalay ku dhaganaa ayaa maanta, DANTU ka fujisay (in uusan maqal xumaan ugga timaada caruurtisa ayana ugu yar ,waxyaabaha waridku ka fuqay ) .Sidaan u xusnay gabadha ayuu wiilkuna u bahan yahey cid uu wax kasta oo ku cusub u sheego lana wadaago waxaanse xiriirkas ka xusaynaa labada dhinac ba.

WIILKA IYO WAARIDKII (HOOYO IYO AABBE)

Inkasta oo da’dda iyo xiriirka ka jira guriga ay amuurtan saamayn badan ku leeyihin waxa dhacday oo la arkay wiilal yar yar oo hooyadood aad u maqla si hoosena ay isku ogyihiin ,aabahodana u arka askari ( oday guriga markuu soo galo ,, dadka oo dhan neeftu ku dhagto ,, qof kastana waxa uu hayey uu tuuro ,,), wiilashasi wax badan aabbahood lama aha saaxiib waxay ku nafisan hooyada ama qof ay u arkaan saaxib.

Kooxadan wiilasha ahi ma jecela in ay labadooda waarid wax ka siiyan wax kasta .. oo ku cusub ,, balse chatting iyo telephone ayaa u ah wehel inta badan ,fekerkisuna waa in uu gabadho badan barto si uu u muujiyo in uu yahey NIN wax kala WADA

“Telka dhagta la hayo siddii managers ka oo kale” , xasuuso gabadhaha aad beenta u sheegaysaa in ay wiil la dhalatey ,uuna sidda aad adigu u neceb tahey in walaashaa , uggu daahdo (uggu dheerato) telephoneka uu isna u neceb yahey ha iloobin in in uu jiro jid kaas ka sahlan haday gabadhu ku cajabisay ,, kaas oo ah in aad hooyada /aabe sheekada wax ka soo galiso ,, unna sheegto sidda wax kaa yihiin ,,, gabadh reer (X) u joogtaa ku laab qaatey (aad is rabtaan) waaridku waxay si sahlan kuula xalin karaan in amuurtaas laguu sahlo oo sida dhaqan ku yahey gabadhii laguu doono ( doonistu ,,, waa albabka ka horeeya meherka ,, bulshada soomaaliduna waa wax dhaqan ahan ay isticmaasho,, waxay yaraysaa TUHUNKA WARIDKA ,, balse ma xaliso ,,waxyaabo badan sida KHILWADDA (isla kali noqoshada). Ha noqon ragga middii ka soo hor baxdaba iyagu is la rabba. Haduu kaa ag dhaw yahey aabahaa isku day in aad wax ka ogaato sidda dhaqan ka bulshaddaadu yahey (ha samayn wax aadan jeclayn in aad walaashaa ku aragto iyadda oo samaynaysa ) ..Aabahaa wax badan ayuu kaa cawin karaa marxaladan hadaad saaxibo dhaw tihin wax aad ka baran kartaa xitaa sidda loo dhaqmo oo loo xaqiijiyo waxa aad rabto .. balse waa in aad ahaato qof baahi dhab ah qabba ,, oo aan qabin ku meel gaar ( nin gabadh kasta rabba).

SU’AASHA AKHRISTAHA:
Immisa gabadhood / wiil ayaad ulla sheekaysataa si dhab ah (in aad wax wadda dhisatan? ,, maxaase kugu kalifaya in aad mid kaliya( qof qura aad sheekada la wado) ku kalsoonan waysid ?
FG: Fikirka maqaalkan waxaa iskaleh qoraaga ku saxiixan.
Maqaalada u danbeeyey: Isa Saluuga Soomaalida

Top 5: Isa Saluuga Soomaalida

Share

Comments
No Comments have been Posted.

Post Comment
Please Login to Post a Comment.

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.



Login
Username

Password

Remember Me


Cunto Karis Sahlan
Kuwa u danbeeyey
Shurbada Karooto 736
Hilib Digaag & Makaroone 590
Peanut butter & Red C... 452
Hilib & Fuul 695
Kuwa u caansan
Shurbada Karooto 736
Hilib & Fuul 695
Hilib Digaag & Makaroone 590
Peanut butter & Red C... 452
Info.
Categories: 7
Reads: 2473
Halkan Riix

Islamic Nasheeds
Mp3 Player

Buuga bisha

783,233 unique visits