|
CocaCola :D
|
S@H@L
|
Posted on 22-11-2009 14:14
|

Moderator

Posts: 1300
Joined: 03.04.09
|
Waxaa hada kahor Tuulo ka mid ah Somalia laga furay dukan lagu iibiyo Coca Cola dadkii Tuulada dagna waa u riyaaqen oo waxeey is dhaheen waad yara ilbaxdeen madama Coca Cola lakenay magalada lolz. Maalmaha malin kamid ah ayaa waxaa suuqa soo aaday Islaan dadka degaanka ka mid ah waxeey soo hor martay dukaanki eey taalay Coca Colada waxeey is tiri waxaan dhalada kujira madowga kabatay ee dadka dhan wada cabayan bal tijaabi dukanki ayee soo gashay weena iib satay Islanti ayadona u hakan ayee afka saratay dhaladii isla mar kiiba sanka ayee ka keentay waxeey ku tiri ninki gadaaye maandhow ninki waxaan sameeye xaasidsana muxuu sanjabiisha uga badiye in uu kuyareeyo ayee e heed wayo ilmaha ayaa laga yaaba inee gataan mana u ad keesan karaan kulelka sanjabiisha plz waan kubarya dadka marka ka gadeso u sheeg in eey sanjabiisha ku fakatay kkkkkkkkkkkkkkkk
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death
Love, Peace & Unity !

* I
*Love
` *You Mommy!

 |
| |
|
|
Ducaysan Duco
|
Posted on 22-11-2009 15:37
|

Moderator

Posts: 336
Joined: 03.04.09
|
asc wr wb
kkkkkkkkkkk, miskiinah sinjibiil kutee
thnx Sahal waa qosol islaanta lol
wsc wr wb

Nin I sigay ma nabad galo
Nin isugeyna maba jiro
Libta weli ma sii deyn
Gardarrada ma saacido
Nin xaq lehna cid lama simo
Soomaali baan ahay oo Ducaysan baan ahay! |
| |
|
|
S@H@L
|
Posted on 22-11-2009 15:44
|

Moderator

Posts: 1300
Joined: 03.04.09
|
Duceysan heheh Islanta markas ayaba ugu horeysay aya fila hehe Sanjabiil ayeyba moodaa kulleelka hehe
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death
Love, Peace & Unity !

* I
*Love
` *You Mommy!

 |
| |
|
|
Somali_Girl
|
Posted on 22-11-2009 18:17
|

Moderator

Posts: 525
Joined: 03.04.09
|
looooool funny soodho bay sanjabiil mooday miskiinah lool
FEAR ALLAH WHERE EVER YOU ARE |
| |
|
|
samriyaa
|
Posted on 22-11-2009 18:33
|

Advanced

Posts: 1213
Joined: 03.04.09
|
kkkkkkkk
sinjibiisha ka yaree baa ka dhacday funny wlaahi tnx sahal wlaal
ALAA WAYN NINKII AAMINAA AWOODLE |
| |
|
|
Muxsin
|
Posted on 22-11-2009 19:27
|

Moderator

Posts: 540
Joined: 07.04.09
|
Bissmillaah.
Assallaamu calaykum waraxmatullaah.
kkk, waa qosol xaqiiq, sinjibiisha ka yaree, kuleylkiisii ayay waxii ugu dhawaa ee Islaantu aragtey uga tusaale qaadatey, lol..
Mahadsanid akhii Sahal,..
wassalaamu calaykum waraxmatulllaah.
|
| |
|
|
S@H@L
|
Posted on 22-11-2009 19:57
|

Moderator

Posts: 1300
Joined: 03.04.09
|
Muxsin hahah islaanta sanka ayey ka keentay nafta ayey u yabtay caruurtana wa u cabsatay ayadaba u adkesan wayysay hahhaha
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death
Love, Peace & Unity !

* I
*Love
` *You Mommy!

 |
| |
|
|
Siham
|
Posted on 26-11-2009 00:12
|

Senior Member

Posts: 248
Joined: 20.04.09
|
asc wr wb'
kkkkkkkkkkkkkkk maamada wax baa ku dhacay sanjabiil ba ku fakatay kute 
sahal mahadsanid walaal
Never take life seriously. Nobody gets a live anyway |
| |
|
|
S@H@L
|
Posted on 26-11-2009 10:01
|

Moderator

Posts: 1300
Joined: 03.04.09
|
Asc
Lol Ha sis adiga mudan
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death
Love, Peace & Unity !

* I
*Love
` *You Mommy!

 |
| |
|
|
Joqo Laki
|
Posted on 04-12-2009 08:39
|

Junior Member

Posts: 31
Joined: 06.04.09
|
asc hahahahha....alla qosol badanaa sheekadu bro waad ku mahasantahay shekadan Sahal ..wcs wr wb |
| |
|
|
S@H@L
|
Posted on 04-12-2009 23:27
|

Moderator

Posts: 1300
Joined: 03.04.09
|
Hahaha Yw sis