|
Hambalyo Aroos.
|
S@H@L
|
Posted on 13-02-2010 20:44
|

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09
|
Habo mahadsanid waba oomanaye
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death
Love, Peace & Unity !


(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!
 |
| |
|
|
ThugLife
|
Posted on 13-02-2010 20:45
|

Junior Member

Posts: 49
Joined: 15.11.09
|
sahalow isii yara sug an isa so diyariyee |
| |
|
|
S@H@L
|
Posted on 13-02-2010 20:45
|

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09
|
Habo Masha'ALLAH intaan maqna si wnaagsan aya u marti soorteen walalaha
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death
Love, Peace & Unity !


(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!
 |
| |
|
|
ThugLife
|
Posted on 13-02-2010 20:47
|

Junior Member

Posts: 49
Joined: 15.11.09
|
kkk sahal diyar
Edited by ThugLife on 13-02-2010 20:48 |
| |
|
|
aniisa
|
Posted on 13-02-2010 20:48
|

Member

Posts: 67
Joined: 27.07.09
|
ASCWRWB
masha=-allah walalaka ariosay illahay ha u barakeeyo (BARAKLAAHU LAKA WABARAKA CAALYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FII KHEYR)
Reer kh home ilayn wa idin arosa weysay arooska buuq xaflada aroska meel aan ka faristo waanba waye ll soory aroska maanta maqlay walaka muxsin maahdsanid iyo dhaman walaalaha kalaba,
FG rag iyo dumarka maxa la iskugu daray aroska ragu malinti layehyn dumarka dheesha u dhafa ll
You captured my heart with the story of your past,,,,,,,,You captures my love with the hope of your future &,,,,,, You captured my soul with the touch of your hand,,,,,,You made a space in my heart so big,,,There is no room for anyone esle,,, |
| |
|
|
S@H@L
|
Posted on 13-02-2010 20:51
|

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09
|
Hhehe Howl gal hee maxa suge marka sxb hahaha
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death
Love, Peace & Unity !


(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!
 |
| |
|
|
ThugLife
|
Posted on 13-02-2010 20:52
|

Junior Member

Posts: 49
Joined: 15.11.09
|
qoral yar dhamesana hehe markas ujesane iisug sxb |
| |
|
|
S@H@L
|
Posted on 13-02-2010 20:53
|

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09
|
Tyt sxb
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death
Love, Peace & Unity !


(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!
 |
| |
|
|
S@H@L
|
Posted on 13-02-2010 20:56
|

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09
|
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death
Love, Peace & Unity !


(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!
 |
| |
|
|
S@H@L
|
Posted on 13-02-2010 20:57
|

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09
|
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death
Love, Peace & Unity !


(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!
 |
| |
|
|
S@H@L
|
Posted on 13-02-2010 20:58
|

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09
|
Inta iga dambeysa Sii caba waxna cuna ha is martiyeynina
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death
Love, Peace & Unity !


(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!
 |
| |
|
|
Ducaysan Duco
|
Posted on 14-02-2010 10:30
|

Moderator

Posts: 320
Joined: 03.04.09
|
asc wr wb
Reer kh h ciyaar aroos jeclaa wali ma ciyaartii baa wadaan?
Bal waad kululaateene is yara qaboojiya oo sharaab caba insha allah


Nin I sigay ma nabad galo
Nin isugeyna maba jiro
Libta weli ma sii deyn
Gardarrada ma saacido
Nin xaq lehna cid lama simo
Soomaali baan ahay oo Ducaysan baan ahay! |
| |
|
|
UmU
|
Posted on 14-02-2010 20:06
|

Moderator

Posts: 316
Joined: 14.04.09
|
asc wr wb
shukran ducaysan habo
dadkii waa nasanayaan oo shaash saarkay isu diyaarinayaane
>UmmU Rayaan 2 Raaniya<
Muslinkoo midooboo dhammaan wada mushaaxaaya
Musallaha salaadoo arlada meel kastaba yaalla
Mu,minkoo dhammaantii jihaad meel u wada taagan
Malcaamaad quraaniyo xuffaad laga masuugaayo
Maahiriin dadkoo wada noqdaan maanka ku hayaa
Unto You Your Religion, And Unto Me My Religion.
ILLAAHOW Daayin Imaanka Noogu Deeq. |
| |
|
|
abdiaziz
|
Posted on 15-02-2010 10:57
|
Senior Member

Posts: 274
Joined: 07.04.09
|
Aslaamu Caleykum
Maasha Allah Jazakumullahu Kheyran Jazaa Akhii Muxsin Waxaan u hambalyeenayaa Walaal Haylka waxaana ugu duceenayaa Ducada uu na barey Xabeebkeena Muxamed CSW Baarakallah laka wabaaraka caleyka wa jamaca beynakuma fi Kheyr Allah ka dhigo Qowskii isku waraa ubud Kheyr qaba kala siiyo wiilal Kor yeela Diinta Allah iyo Gabdho u adeega diinta waana ku faraxsanahay 100% Waxaana iga dar daaran Ah walaalaha kale in ay ka faa'iideystaan wakhtiga insha allah
Edited by abdiaziz on 15-02-2010 11:05
Allahuma inaka Cafuwun Kariimun Xaliimun Tuxibul Cafwa Facfu Canaa Yaa Allah Yaa Allah Yaa Allah |
| |
|
|
Haykal
|
Posted on 16-02-2010 16:18
|

Senior Member

Posts: 248
Joined: 03.04.09
|
Bismillaah
Assalamu calleykum wa raxma tullaahi wa barakaatuh.
bacda salaam walaalahayga aan Ilaahay dartiis u jecelahayoow,waxaan Rabbi subxaanahu wa tacalaa idiinka baryayaa in uu kheir idiinku kaalmeeyo,Allah cazza wajal raxmadiisu korkiina ha ahaato ayaan idin leeyahay..
aad iyo aad ayaan idiinku mahadcelinayaa,si' aad ahna waan ugu faraxsanahay in aan markale idinku soo laabto,waxaan Allah subxaanahu wa tacalaa ka baryayaa in uu dhammaantiin idin xifdiyo oo idin sharfo.
waxaan idin leeyahay if iyo aakhiraba ku liibaana naxariista Ilaahay ee weyn.
waan idiin mahadcelinayaa idinna salaamayaa hal trillion oo jeer dhammaantiin walaalayaal
aad ayaan idiin bogaadinayaa waanad ku mahadsan tihiin haddiyadahiina,gabayadiina iyo wanaagga badan ee aad ii muujiseen,waxaad ii muujiseen walaaltinimo aad u qaayo badan Allahna waxaan idiinka baryay; in uu idinku abaal mariyo jannooyin waasac ah idilkeenba allahuma aamiin... baarakallaahu fiikum wa raxmatullaahi caleykum
wassalamu calleykum wa raxma tullahi wa barakaatuh.
Maandhoow waxaa igu lammaan duciyo liilaafe,
Liibaanta Eeebbiyo waxay ladhay Daraawiishe,
Liicaanta Soomaali baa luri calooshaye,
Haddaanan diinta laayicin xaqqaa lagu labaadaaye
Inkastuu lukuug dab ah Kufrigu libirka ii keeno
Waxaa igu lilaahiya in aan layga lalinayne.
Maandhow ha leeleelin ayay leexan maansaduye
Luuqdana ha bi’in sowdku waa laaxi gooniyahe
Maandhow lukowlaha ka dhowr labana ha u hoorin
Meeshaanad lowga u dhigayn kor uga laameeri!!
Sayid Muxamad (raximahullaah) |
| |
|
|
abdiaziz
|
Posted on 17-02-2010 10:36
|
Senior Member

Posts: 274
Joined: 07.04.09
|
Aslaamu Caleykum
Masha Allah Walaal Haykal waan ku farax sanahay in aad dib inagu soo laabatey Bro soo dhawoow Allah idinka dhigo Qowskii isku waraa Ubud kheyr qaba kala hela Sigaar Ah baan kugu soo dhaweenayaa mas'uuliyadaas waayo waxaad ka baxdey no adag waxaadna gashey no farxad Xayakallah Akhii
Allahuma inaka Cafuwun Kariimun Xaliimun Tuxibul Cafwa Facfu Canaa Yaa Allah Yaa Allah Yaa Allah |
| |
|
|
Arwaa
|
Posted on 20-02-2010 15:16
|

Member

Posts: 71
Joined: 17.11.09
|
Asc wr wbr
MaashaAllah, Hambalyo hambalyo hambalyo.
Mabruuk akhii waxaan kugu duceynayaa ducadii Suubanaheena SCW (baarakaAllaahu laka wabaaraka caleykum wajamaca beynakumaa fii khyr)
Aniga gadaal gagaar iska ahay waxaan anigane kuu raacinayaa duco yar.
Daaimow waxaad Haykalka kh h gurigiisa ka yeeshaa mid daalka dunida looga nasto.
Daaimow waxaad reerkiisa ku dhistaa dulqaat iyo daacadnimo.
Daaimow waxaad ku deeqdaa awlaad dadaalkoodu diinta yahay.
Daaimow waxaad ku deeqdaa awlaad doorashadoodu dunida diinta tahay.
Daaimow waxaad ku deeqdaa awlaad daaciyiin ahoo diinta ka runsheega.
Daaimow waxaad ku deeqdaa awlaad baariyiin ahoo dadaalkii loogalay aan ducadiisa halmaamin.
Daaimow waxaad ku deeqdaa awlaad dariiqa ey dulmarayaan yahay mid adiga daaimka ah jideysay raaline ka ah.
Daaiimow ducada aqbal Ameeeen.
Tadakar AnnaAllaaha Yaraak! |
| |
|
|
Joqo Laki
|
Posted on 05-03-2010 22:19
|

Junior Member

Posts: 31
Joined: 06.04.09
|
Asslmu caykum?
alla aroos i dhafaylee waa damashkdkiin ayaba dhacay heer Kh .H.mshllah mshllh aniga waxaan dhan waan ka maqanyoo ha la iga rali ahoodo aqyreey aroskii aad ayaan oga dahay waxaan dhahaba ma harin oo dib u socod ayaan noqoday cawa kaligeey ayaa boodbooday hoolkiiiyoo lagu kala tagay ....waxan leyahay walaallkeen Haykal habalyo habalyo     ....wcs wrwb |
| |
|
|
macruuf
|
Posted on 29-04-2010 06:08
|

Newbie

Posts: 8
Joined: 06.05.09
|
Hambalyo ... Hambalyo ... Hambalyo
sxb sare waan kuu hambalyeenayaa farxadaada aan hada la kulmay waxaana kugu duceynayaan { baarakallahi laka .. wabaaraka caleyka.. wajama beynakumaa bikheyr.}
caawa soo booqashada aan soo booqday khadijahome waxaanba la kulmay tahniyado sare maasha allah..... maashay heykal kaawaayey online-ka waxbaa jiray kkk.
waxaan ilaahey ka baryayaa in uu gurigan cusub adkeyo, idinka dhigo kuwii isku horseeda kheyrka iyo wanaaga. aamiin aamin.
sidoo kale inta kale ee safarka ku soo jirta anigoo maqan hadii ey hambalyadooda dhacdo hadaan u sii hambalyeenayaa ..
waan idin wada salaamayaa Asalamu caleykum?
www.madasha.com |
| |
|
|
Naima_A
|
Posted on 19-07-2010 20:48
|

Junior Member

Posts: 21
Joined: 30.06.10
|

I hope i'm not too late.
Mabruuk , Allah ha idin siiyo ubad kheyr qaba ,Aamiin insha Allah. |
| |
|