najdi   najdi 9. 9. 2010 | najdi | najdi | najdi
Menu
Home
Forum
Sheekooyin la alifay
IlaTali
Send E-cards
Buuga Bisha
Arimaha Qoyska
Qoyska
Guurka Soomaalida
Dacwada
Fanka Dacwada
Qur'aan
Qisooyin dhacay
Ramadaan
Jikada-Madbakha
Cunto Karis
Cunto Karis Sahlan
Cunto Karis Video
Horumarka Nolosha
Habbaynta Nolosha
Dumarnimo
Caafimaadka
Arimaha Bulshada
Maqaalo Guud
Arimaha Bulshada
Media - Video
Daryeelka Jidhka
Fikrado Muhiima
Noocyo Iskujir ah
Shuruda maqaalada
Nala soo xidhiidh
Search
Links

Database indhold
Maqaalo Guud:38
Maqaalo:283
MESSAGES:6785
Links:11
Members:621
COMMENTS:326
Forum
THREADS:565
POSTS:7328

View Thread
 Print Thread
noloshaada meesheebaa kuugu xasuus badan
UmUUmU is Offline
#61 Print Post
Posted on 09-05-2009 12:09
User Avatar

Moderator

Posts: 316
Joined: 14.04.09

alla samriyaa al qaacida noqotay miskiin xbt allaah ayaa ku badbaadiyey

najmahoodo soomaalida labada wadan iska dhiiba camal laydin mooday waa laydin baadhay hehe

anniga markaan europa usoo safrayey annoon soo tahriibin ee diyarad ku imi hadana qofkaan uga sheekeeyo qosolkaa ka dhamaada taan dhigay dagaal ha isoo xasuusin safar aadan waalidkaa la socon waa dhib.net walee

alla annigu maan arag isaga oo videogaasi dhamaystirane ii soo sheega meeshaan ka daawado anaa rabee inaan arkan rabaa qof soo taagan oo la biraynayo subxaanallaah
Edited by UmU on 09-05-2009 12:12
Grin>UmmU Rayaan 2 Raaniya<Grin

Muslinkoo midooboo dhammaan wada mushaaxaaya
Musallaha salaadoo arlada meel kastaba yaalla
Mu,minkoo dhammaantii jihaad meel u wada taagan
Malcaamaad quraaniyo xuffaad laga masuugaayo
Maahiriin dadkoo wada noqdaan maanka ku hayaa

Unto You Your Religion, And Unto Me My Religion.

ILLAAHOW Daayin Imaanka Noogu Deeq.
 
khadijahome.com
samriyaasamriyaa is Offline
#62 Print Post
Posted on 09-05-2009 13:13
Moderator

Posts: 1214
Joined: 03.04.09

ala ma tii inanka somaliag ah ee la qarcaya baa subax ayana kacay anoo huedaysan pc gaan daaray website bana iska furay waxa ii soo baxay digniin ha daawan hadada ka naxaysid waxaan is iri ka wardoon waxa laag naxayo

cabaar markaysocotay oo midii la saaray ayaan hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay gurigii oo la hurdo soo carara qofwalba hurdadii buu ka saasay naxdin qof matag ku waasha mid madaxa gacmaha saara waa la kala cararay anigu intii ugu horaysay bana arkay maan dhamystiran waan cararay waana shoogayba
ALAA WAYN NINKII AAMINAA AWOODLE
 
khadijahome.com
samriyaasamriyaa is Offline
#63 Print Post
Posted on 09-05-2009 13:14
Moderator

Posts: 1214
Joined: 03.04.09

,
Edited by samriyaa on 09-05-2009 16:44
ALAA WAYN NINKII AAMINAA AWOODLE
 
khadijahome.com
S@H@LS@H@L is Offline
#64 Print Post
Posted on 09-05-2009 15:32
User Avatar

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09

Ummmu sad Maka dacada in aad dawaneso maba naxesid walhi.. teda kale Dumar u tahay beer jileca ma iska dhaaftid hadaa in la helayo uma malenayo waayo waxas lama sii dawan karo.. Maanta website galay waxxaan arkayey Nin Kismayo gacanta looga jaray wuxu xaday la dhahay sad gacantii oo la jarayo Huuuuuh Kaas ma rabtaaGrin
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death

Love, Peace & Unity !

img532.imageshack.us/img532/5441/tpa17215.gif
img268.imageshack.us/img268/2420/imageif.png

(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!

img251.imageshack.us/img251/5466/canonpowerpod.gif
 
http://www.quranflash.com/en/quranflash.html
UmUUmU is Offline
#65 Print Post
Posted on 09-05-2009 15:55
User Avatar

Moderator

Posts: 316
Joined: 14.04.09

haa habo kaana ii sheeg

ka kalena haddii aad garanaysaan dhamaantiin meel laga helo ii soo sheega waan idiin ducaynayaa
jzkumullaah khayr
Grin>UmmU Rayaan 2 Raaniya<Grin

Muslinkoo midooboo dhammaan wada mushaaxaaya
Musallaha salaadoo arlada meel kastaba yaalla
Mu,minkoo dhammaantii jihaad meel u wada taagan
Malcaamaad quraaniyo xuffaad laga masuugaayo
Maahiriin dadkoo wada noqdaan maanka ku hayaa

Unto You Your Religion, And Unto Me My Religion.

ILLAAHOW Daayin Imaanka Noogu Deeq.
 
khadijahome.com
samriyaasamriyaa is Offline
#66 Print Post
Posted on 09-05-2009 15:58
Moderator

Posts: 1214
Joined: 03.04.09

ummu walahi iska daa hadwane waad qoomamayn doontaa hadaad dawato
ALAA WAYN NINKII AAMINAA AWOODLE
 
khadijahome.com
S@H@LS@H@L is Offline
#67 Print Post
Posted on 09-05-2009 16:03
User Avatar

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09

Ummu kkkkkkkkk KAn oo Gacanta hada waan hayaa wa kusoo dhigaGrin Laakin kan kale madaxa la jarayo ma hayo hadan soo helana oo ku shega wixi kugu dhaca ani mas'uul kama ihiGrin habo

Nin ku digay kuma dilinGrin Iksa daa kaa ha daawan
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death

Love, Peace & Unity !

img532.imageshack.us/img532/5441/tpa17215.gif
img268.imageshack.us/img268/2420/imageif.png

(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!

img251.imageshack.us/img251/5466/canonpowerpod.gif
 
http://www.quranflash.com/en/quranflash.html
SaabirahSaabirah is Offline
#68 Print Post
Posted on 09-05-2009 16:54
User Avatar

Moderator

Posts: 320
Joined: 03.04.09

Aswrwb
Ummu ma waxaaa laga hayaa ha daawan waxaas naxdinta ah waaxad ka hesho wax ha iga siin Smile soo joog waa laga la,yahay,, inaa ayaamo wax cuni wayso miyaa rabataShock , ar ka joog umuyeey, waa iga talo anigu koley ma daawadeen shekadiisanba ka naxay, Dadka wax gowracaya waa kuwi naxdidintii ka tagtay , kaaga darene waaba la duubayaa , waxa loo dubaayo ayanan fahmin , Aloow xoolo la gowracayo ayanba eegi karine bini aadam la gowracayo ha i tusin
Dalkaygoow dushaadu waa barwaaqee dalkaygoow, dabayshaadu wey udgoontee, dalkaygoow dalxiis kaaga maan imanine, dalkaygoow meel aan kugu doorsanayaa miyey dunidaba ku taallaa dalkaygoow.
www.ceegaag.net/Qoraalada/2009/Dec%202009/somaliflag.gif
 
www.alwhyyn.net
UmUUmU is Offline
#69 Print Post
Posted on 09-05-2009 17:05
User Avatar

Moderator

Posts: 316
Joined: 14.04.09

haddaan awoodi waayo waan iska joojin mida kale meel cidlaa ma ku daawanayo dadka dhexdiisa ku daawan kadib haddii aan suuxo dee dadbaa ila jooga

sahal habo waa arkay ka gacanta la jarayo jzk

miskiin bal maxaa watay e uu wax u xaday midig la aan ayaa ka raacday
Grin>UmmU Rayaan 2 Raaniya<Grin

Muslinkoo midooboo dhammaan wada mushaaxaaya
Musallaha salaadoo arlada meel kastaba yaalla
Mu,minkoo dhammaantii jihaad meel u wada taagan
Malcaamaad quraaniyo xuffaad laga masuugaayo
Maahiriin dadkoo wada noqdaan maanka ku hayaa

Unto You Your Religion, And Unto Me My Religion.

ILLAAHOW Daayin Imaanka Noogu Deeq.
 
khadijahome.com
S@H@LS@H@L is Offline
#70 Print Post
Posted on 09-05-2009 19:33
User Avatar

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09

HaboGrin Ma aragtay Mindidii iyo gacanta la jaray is dul taalay sad xanuun badnaa
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death

Love, Peace & Unity !

img532.imageshack.us/img532/5441/tpa17215.gif
img268.imageshack.us/img268/2420/imageif.png

(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!

img251.imageshack.us/img251/5466/canonpowerpod.gif
 
http://www.quranflash.com/en/quranflash.html
UmUUmU is Offline
#71 Print Post
Posted on 10-05-2009 09:34
User Avatar

Moderator

Posts: 316
Joined: 14.04.09

haa habo waan arkay
Grin>UmmU Rayaan 2 Raaniya<Grin

Muslinkoo midooboo dhammaan wada mushaaxaaya
Musallaha salaadoo arlada meel kastaba yaalla
Mu,minkoo dhammaantii jihaad meel u wada taagan
Malcaamaad quraaniyo xuffaad laga masuugaayo
Maahiriin dadkoo wada noqdaan maanka ku hayaa

Unto You Your Religion, And Unto Me My Religion.

ILLAAHOW Daayin Imaanka Noogu Deeq.
 
khadijahome.com
AbdinnaasirAbdinnaasir is Offline
#72 Print Post
Posted on 10-05-2009 11:41
User Avatar

Senior Member

Posts: 258
Joined: 03.04.09

Asc Wr Wb

Ummu Habo iskdaa billaa caleyk waxaas wax la daawan karo maaha anigaa arkay ,walaahi waan silanaaday subxaanallaah , waliba anigaa haya meel uu kujiro isagoo dhamaystiran ,,,laakiin hadaad lacag bixisid xataa kuma tuseen , waayo wax qof loo quudhaba maaha..

Sahal hadaad heshid xataa cidna ha tusin , maskaxda qofka wax wayn ayuu u dhimayaa video-gaas teeda kale waxad tidhi masuul kama ihi kkkkkkk yaa kaa yeelaya waxaas ,,,imikaba ha tusin dadka haddaad hesho ,sidaadii oo kale ayaad rabtaa inaan dhowr maalmood waxba waxba la cunin loool kadaa sxbow.

muxsin xaqiiq weeye waa khatar cadiim ,oo qofka waa ay dhaawacaysaa walaahi..

saabirah ukhti waa midda aan la yaabo qofka haddii ay garteen in la qalo xataa subxaanalaah , duubistan sow khalad maaha diintu ma banaynaysaa?

Hooyooy Macaaneey
Horraadada Isiisaay

Ma habaabo ruuxaad
Habtayoo Wax Siisee
Hooyo Kii Kuwaayana
Hanaqaad Magaadhee

Hoygii Aakhiraad baad
Iiga Hoyatay Hooyo
waad iga Horeysaye
Anba Kaama Hadhinoo
Hogu Wuu Isugayaa .

Hooyo Geeridaadii
Hog Ku Dhaadhacaagii
Xabaal Hoos Markaagii
Ciid Ku Hamsintaadii
Hoyadkaagii Aakhiro
Hiqdaa iga dhamaato
Halis baan u dhaadhacay

Afku Haddaladaadiyo
Hooyooy Macaaniyo
Ku Hadaaqistaadaba
Kama Daalo Hooyo
Hakran Maayo Ducadde
Hooyooy Illaahay
Jannadiisa Hodankaa
Hoy Kaaga Yeelyoo
Halka Roon Kugeeyo
Kuma Helo Caddaabkii

Hoobaan Bislaatiyo
Hohobtii Jannada Guro
Ka Cab Haro Fardowsaad
Kuu Hiili Camalkaa !

Aamiin, Aamiin ,Aamiin .
 
www.kafaalo.com
S@H@LS@H@L is Offline
#73 Print Post
Posted on 10-05-2009 12:54
User Avatar

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09

Cnaasir kkkkkkkkkk sxbow ayada laga celin wayey marka maxa la sameyaa hee inta ay ku quuus qaadato soomahan hehe ninkii soo joog laga wayo soo jiif laga hela hhehaha marka waaba iska dhaafay cidna tusi maayo Grin

Habo dhamaantenba wa kala talinena iska daa haye dhehGrin
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death

Love, Peace & Unity !

img532.imageshack.us/img532/5441/tpa17215.gif
img268.imageshack.us/img268/2420/imageif.png

(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!

img251.imageshack.us/img251/5466/canonpowerpod.gif
 
http://www.quranflash.com/en/quranflash.html
HaykalHaykal is Offline
#74 Print Post
Posted on 10-05-2009 14:17
User Avatar

Senior Member

Posts: 248
Joined: 03.04.09

bismillaah

assalamu calleykum wa raxma tullahi wa barakatuh

qisooyinkii wali waa socdaan mahadsanidiin walaalaha.

Ummu waa laga kari waayay miyaa video-gaas hehehe aniga waan arkay laakiin markii iigu horeysayba markaan arkay qofkii oo madaxa laga gooyay qalbi-xanuun igu dhacay
laakiin Ummu wali way ku adag tahay in ay aragto video-gaas kkkk Ummu dadka waa ku diideen ee adigu raadso Frown
wsc wr wb
Maandhoow waxaa igu lammaan duciyo liilaafe,
Liibaanta Eeebbiyo waxay ladhay Daraawiishe,
Liicaanta Soomaali baa luri calooshaye,
Haddaanan diinta laayicin xaqqaa lagu labaadaaye
Inkastuu lukuug dab ah Kufrigu libirka ii keeno
Waxaa igu lilaahiya in aan layga lalinayne.

Maandhow ha leeleelin ayay leexan maansaduye
Luuqdana ha bi’in sowdku waa laaxi gooniyahe
Maandhow lukowlaha ka dhowr labana ha u hoorin
Meeshaanad lowga u dhigayn kor uga laameeri!!

Sayid Muxamad (raximahullaah)
 
hilinkatoosan.com
UmUUmU is Offline
#75 Print Post
Posted on 10-05-2009 14:29
User Avatar

Moderator

Posts: 316
Joined: 14.04.09

Asalaamu3aleykum wr wb

waa layga naxayaa lay wada diid markaa farahaan ka qaaday mana raadsanayo waaban baqay dadkii waxay ka wada qayliyeen anna maxaa igu wada

mahadsanidiin dhamaantiin jzk
Grin>UmmU Rayaan 2 Raaniya<Grin

Muslinkoo midooboo dhammaan wada mushaaxaaya
Musallaha salaadoo arlada meel kastaba yaalla
Mu,minkoo dhammaantii jihaad meel u wada taagan
Malcaamaad quraaniyo xuffaad laga masuugaayo
Maahiriin dadkoo wada noqdaan maanka ku hayaa

Unto You Your Religion, And Unto Me My Religion.

ILLAAHOW Daayin Imaanka Noogu Deeq.
 
khadijahome.com
S@H@LS@H@L is Offline
#76 Print Post
Posted on 10-05-2009 14:30
User Avatar

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09

clap Habo saas laga raba ska dhaafGrin
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death

Love, Peace & Unity !

img532.imageshack.us/img532/5441/tpa17215.gif
img268.imageshack.us/img268/2420/imageif.png

(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!

img251.imageshack.us/img251/5466/canonpowerpod.gif
 
http://www.quranflash.com/en/quranflash.html
Najma HoodoNajma Hoodo is Offline
#77 Print Post
Posted on 10-05-2009 22:25
User Avatar

Member

Posts: 159
Joined: 03.04.09

Alla aniga vediogaas ma arkin hadana inaa arko marabo armaaba waali kaqaadaa Subxaanallaah
DUGSI MALEH QABYAALADI WAXAY DUMISO MOOYAANE
 
http://waaniye.com/
S@H@LS@H@L is Offline
#78 Print Post
Posted on 10-05-2009 22:26
User Avatar

Moderator

Posts: 1232
Joined: 03.04.09

Najmo ha isku dawanGrin mesha iyo meel ka dheer ka joog
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death

Love, Peace & Unity !

img532.imageshack.us/img532/5441/tpa17215.gif
img268.imageshack.us/img268/2420/imageif.png

(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!

img251.imageshack.us/img251/5466/canonpowerpod.gif
 
http://www.quranflash.com/en/quranflash.html
samriyaasamriyaa is Offline
#79 Print Post
Posted on 11-05-2009 06:40
Moderator

Posts: 1214
Joined: 03.04.09

najma iskadaa walaahi ha dawaan aniga naxdin ayaama dhan bay wlaahi iga bixi wayday hadana shalay anoo goole wax ka barya ayaa waxa ii soo baxay nin kii intaan madaxa laag goyn dag dag bana u xiray bage ma sas kalaan rabaa ilaah ab ilee
ALAA WAYN NINKII AAMINAA AWOODLE
 
khadijahome.com
faisalfaisal is Offline
#80 Print Post
Posted on 16-03-2010 07:01
Member

Posts: 68
Joined: 10.04.09

Asallamu Callaykum

Dhammaantiin sallaanta kor ku xusan ayaan idiin fidiyey. Inkastoo meeshatan aan ka maqnaa in muddo ah, waxaad aad ula dhacay inta badan sheekooyinka kala jaadjaadka ah ee aad soo gudbiseen iyo sida hagar la'aanta ah ee aad wax isu dhaafsateen. Waa sheekooyin ku haboon akhrinta oo xiiso badan kuna teedsan axwaasha nolosha oo wax mararka qaarkood qofka soo xasuusinaya dhacdooyin laga yaabo in qofkaasi ay ku dheceen. Si kastaba ha haatee, bal aniga tayda gadaal ayaan ka soo gudbin doonaa, haddii Eebbe idmo, Insha Allah.

Waa Mahadsan tihiin reer Khadiija

Edited by faisal on 16-03-2010 07:02
________
United Somalia is achievable with United will and Determination.
 
Jump to Forum:

Share

Login
Username

Password

Remember Me

Cunto Karis Sahlan
Kuwa u danbeeyey
Shurbada Karooto 736
Hilib Digaag & Makaroone 591
Peanut butter & Red C... 454
Hilib & Fuul 695
Kuwa u caansan
Shurbada Karooto 736
Hilib & Fuul 695
Hilib Digaag & Makaroone 591
Peanut butter & Red C... 454
Info.
Categories: 7
Reads: 2476
Halkan Riix

Islamic Nasheeds
Mp3 Player

Buuga bisha

783,372 unique visits