Walaal hadi ay kusoo gaarto farriintan udir walaalahaaga muslimiinta ah ILaahey ajir iyo xasanaad fara badan hakaa siiyee,...
Cllaahi Ibn Cabaas (RC) waxaa uu yiri in Nabi Muxammad s.c.w markii uu dhameystey xajkiisii ugu dambeeyey oo ku beegneyd sanaddii 10aad ee Hijriyada uu hor istaagey iridda laga galo kacbada barakeysan, isago gacanta ku haya qufulka iridaasi, isla markaana ku dhahaya asxaabta ' MA IDIN SHEEGAA ASTAAMAHA MAALINTA QIYAAMAHA LAGU GARTO?
Salmaan Faarisi oo ka mid ah ahaa asxaabta isla markaana taagnaa meel u dhow nabiga CSW, ayaa yiri ' Haa Yaa Rasuulu Allah CSW inoo sheeg'
Rasuulka ayaa markaa yiri ' Xaqiiqo ahaan, astaamaha lagu garto inay soo dhowaatey saacadda waxaa ka mid ah 1) in dadku ay salaadda dhayalsadaan
2) Dadku waxay u hogaansami doonaan hawadooda ama shahwaadkooda.
(3) Waxay ku dadaali doonaan inay naftooda uun u roonaadaan, waxayna aad u xishmeyn doonaan dadka maalqabeenka ah.
4) waxay iibsan doonaan diintooda iyagoo ku bedelanaya aduunyo
5) Waqtigaasi la joogo ruuxa iyo qalbiga muminka ah waxay noqon doonaan kuwo murugo darteed u milma, sida milixda ama cudbada ay ugu milanto biyaha, waayo Mu'minku waxaa uu arki doonaa waxyaabo la xaaraantinimeeyey oo lagu dhaqmayo, mana awoodo inuu wax ka bedelo.
Salmaan ayaa markaa yiri waxaasi ma dhici doonaan , Yaa Rasuulu Allah CSW?
Rasuulka CSW ayaa yiri, haa waxaan ku dhaaranayaa Rabiga nafteyda ay gacantiisa ku jirto, isagoo raaciyey
6) Waqtigaasi kuwa xukunka haya waa kuwo dhaalimiin ah
7) Wasiiraduna waxay noqon doonaa kuwo caasiyaal ah
8) Kuwa xilalka loo dhiibana ee amaanada lagu maaniye waxay noqon doonaan kuwo wax khiyaameeya
9) Xaqiiqdii watigaasi xumaanta waxaa loo arki doonaa wanaag, wanaagana waxaa loo arki doonaa xumaan
10) Kuwa wax khiyaana waxaa loo arki doonaa kuwo aamin ah, kuwa aaminka ahna waxaa loo arki doonaa inay wax khiyaameeyaan. Kan beenta sheegana waa la aamini doonaa, halka kan runta sheegayaa loo arki doono inuu beenaale yahay
11) Waqtigaas waxaa kale oo jiri doonaa maamulo ay haween ka taliyaan.
12) Khiyaanada ama in wax la is daba mariyo waxaa loo arki doonaa ilbaxnimo
13) Zakada bixinteeda waxaa loo arki doonaa sida iyado qofka lagu soo rogey inuu bixiyo ganaax, hantida ummaduna waxay noqon doontaa sida hanti u ruux si gaar ah u leeyahay.
14) Ruuxa waxaa uu kibir kula dhaqmayaa waalidkiisa,, waxaana uu si wanaagsan ula dhaqmayaa (saaxibadiisa} "xaskida"
15) Xiligaasi waxaa la arki doonaa xidigo gadaal ka jiidan (comet
Salmaan ayaa markaa yiri waxaasi ma dhici doonaan , Yaa Rasuulu Allah CSW?
Rasuulka CSW ayaa yiri, haa waxaan ku dhaaranayaa Rabiga nafteyda ay gacantiisa ku jirto, isagoo raaciyey
' Salmaanow
16) Waqtigaasi haweenka waxay ganacsiga kula shirkoobi doonaan raggooda
17) Roobka di' doona waxaa uu noqon doona mid kuleyl wata.
18)Dadka wanaagsani waxay noqon doonaan kuwo murugeysan, maaskiintuna waxay noqon kuwo aan la xishmeyn, waxaana jiri doona oo kale suuqyo isku dhow, waxaana ganacsatdaa sida aadka iugu dhow uu mid kasta oran doonaa, naigu waxba maan iibin, kan kalena wuxuu oran anigu wax faaido ah maan helin. Sidaa darteed ma wayn doontid qof Ilaah u cabanaya Subxaanahu watacaalaa.
waxaa shaki iga jirin anigan cumar ah inay waxaas oo idil aan aragnay ama hada ku jiroba!!!
Salmaanow
19) Waxaa dhici doonta in dadku hadii ay ka hadlaan arrimaha dadka talada haya, waxay la kulmi doonaan dil, hadii ay aamusaanna, waxaa khasab lagaga qaadi hantidooda, wax xishamd ah lama siin doono, dhiigooda ayaa la daadin, dadkana quluubtooda waxaa ka buuxsami cabsi, mana arki doontid ruux, ilaa ruuxaasi uu noqdaa mooyee, mid aad u baqaya, isla markaana la argagax geliyey.
20) Shaki la'aan Salmaanow, waxaa jiri doona waxyaabo laga keeni doono Bariga iyo kuwo laga keeni doono galbeedka, waxaana halkaa ku ba'ay kuwa iimaankooda uu daciifka yahaya ee ummadeyda ka tirsan. Dadku waxay noqon doonaa kuwo aan isku naxariisan oo aan is cafin. Jirkooda waa jir baniaadam, laakiin quluubtooda waxaya noqon quluub sheydaan.
>> waxyaabaha laga keeno galbeedka waan aragnaa dee waa dacayad iyo Diin naceyb>< xarako yar oo islami ah haday meel ka askunmato waad arataan sida reer galbeed ay u buunbuniyan dadka Qalbiga gaban e islam ahna Mediahoda aya sameysa!
25) Masaajidada waxaa lagu xardhi doonaa Dahab iwm. si la mid ah sida loo xardho kaniisadaha iyo goobaha ay ku cibaadeystaan Yuhuudda.
26) Qur'aanka waxaa lagu xardhi doonaa nakhshado iyo midabo ku soo jiidanaya iwm.
27) Minaaradaha masaajidd waxay noqon kuwo aad u dheer, safafka dadka salaada ku jira waxaya noqon kuwo badan, laakiin dadkaasi quluubtooda iskuma fiicna, hadaladooduna waa kuwo is khilaafsan.
>>>>>>Allahu Akbar>>>>
28) Waqtigaasi raggu waxay isticmaali doonaan dahabka oo ay xarago ahaan u xiran doonaan, waxaya kaloo xiran doonaan xariirta, isla markaan waxa kale oo ay isticmaali doonaan haragga shabeelka.
29) Waqtigaasi waxaa jiri doonta ribo, dadkuna waxay sameyn doonaan ganacsi , iyagoo isku eedeynaya laaluusha.
30) Dadku diinta ayay dhulka dhigi doonaan, dunidana kor baa loo qaadi doonaa,
31) Waqtigaasi waxaa badan doona furiinka ragga iyo haweenka.
32) Xuduudaha Rabbina waxay noqon doonaan kuwo aan la dhowrin.
33) Laakiin taasii mid Allah Subxaanahu Watacaalaa wax u dhimeysa ma aha
34) Waxaa soo bixi doona haween heesa iyo aalado music ah.
35)Kuwa ugu xunna waxay u talin doonaa ummadeyda
>>Walle waan joogna waqtigaaaaaaaaaas << waryaa hooy ha la is dhowro oo Alle hala tala saarto!
36) Waqtigaasi dadka maalqabeenka ah ee ka tirsan ummadeyda waxay xijka u tegi doonaan sida iyagoo booqasho ama socdaal cadi ah ku jira, iyagoo ay weheliyaan ganacsato meel dhexaad ah, masaakiintuna waxay u tegi doonaan is tustus..
37) Waxaa soo bixi doona dad baran doona quraanka kariimka , balse ujeedkooda ma ahan Allah dartii, waxayna quraanka ka dhigan doonaan sida aalada music ah.
38) Waxaa kale oo jiri doona dad diinta baran doona , oo iyaguna aan Allah dartii sidaa u sameyneyn.
39) Waxaa badan doona tirada carruurta aan sida sharciga ah ku dhalan, dadkuna waxay isku qaadi doonaan weeraro, adduunyo ceyrsasho awgeed.
'Salmaanow!
(40) Waxaani oo idil waxay dhaci doonaan, mar xishmadii ay suushey, dunuub badanna la geli doono, dadka xun xun ay u talinayaan amaba ay korka ka heystaan kuwa wanaagsan.
42. Dadku waxay isugu faani doonaan lebbiskooda.
43) Waxaa di'i doona roobab aan watigooda la gaarin.
44)Dadku waxay waqtigaasi cayaari doonaan khamaar iyo musik.
(45) MA jecleysan doonaan dadku inay wanaagga is faraan, xumaantan iska reebaan.
46) Qofka Mu'mika ah xishamadiisa waxay noqon mid aad u hooseysa marka la barbardhigo xitaa dadka ka shaqeeya guryaha
walaal hadi ay kusoo gaarto farriintan udir walaalahaada muslimiinta ah ilaahey ajir iyo xasanaad fara badan hakaa siiyee, Marka walaalaheygoow fadlan wixii aad garaneeyso oo aad e-mail koda haaysa u dir insha allah waa warqadaan wada anfaceeysa islaamka oo idil hana ka dhiganin wax yar insha allah haddii aad faafiso warqadaan ilaaheey ayaa ku siinaayo ajir & xasanaad insha allah Asalaamu Caleykum Waraxma tululaahi Wabarakaatuhu
You captured my heart with the story of your past,,,,,,,,You captures my love with the hope of your future &,,,,,, You captured my soul with the touch of your hand,,,,,,You made a space in my heart so big,,,There is no room for anyone esle,,,
Ascwrwb
Subhanallah. Waa Xaqiiq Dhamaan Astamahan In Aynu Badankooda Aragnay ALLAH Swt Ha Inagu Dilo Xusnul Khatimah Amen.. Thnkz Anisa Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death
Love, Peace & Unity !
(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!
bismillaah,alxamdulilaah wa salaatu wa salaamu calaa Nabiyunaa Muxamad wa calaa aalihi wa saxbihi ajmaciina wa bacd
Assalamu calleykum wa raxma tullaah
Ramadan Kariim
Jazzaki Allahu kheyr ukhtanaa Aniisa waanadaas aad noosoo gudbisay dhammaan astaamahaasina waa kuwo mubaashir ah xiligan Allahuma yaa muqaalibal-quluub thabit quluubanaa calaa diinik.
Allah ha naga yeelo kuwo ku sugnaada jidka uu ka raalida yahay lagana hello iimaan iyo acmaal saalix aamiin
wassalamu calleykum wa raxma tullaah
Maandhoow waxaa igu lammaan duciyo liilaafe,
Liibaanta Eeebbiyo waxay ladhay Daraawiishe,
Liicaanta Soomaali baa luri calooshaye,
Haddaanan diinta laayicin xaqqaa lagu labaadaaye
Inkastuu lukuug dab ah Kufrigu libirka ii keeno
Waxaa igu lilaahiya in aan layga lalinayne.
Maandhow ha leeleelin ayay leexan maansaduye
Luuqdana ha bi’in sowdku waa laaxi gooniyahe
Maandhow lukowlaha ka dhowr labana ha u hoorin
Meeshaanad lowga u dhigayn kor uga laameeri!!
Ascwrwb Reer kh home waxan is lahaa in aad Ramadan meel la jiiftin gaajo.com mise qaar baa wali soo jeedo Jazakllah dhaman walaalaha Illahay xaqa hana waafajiyo aamiin,,,, Iga raali noqoto qralka aan idin soo gudbiyey ma han mid aan ani qorey ee waxaa la iigu soo direy Emailka marka siduu ii soo gaaray baan adinkane idinkugu soo gudbiyey marka walal ka mid ah walaha baa hada wuxuu i weyidiyey sanaka xadiska iyo marjicisa mana ahan wax aan hubo sidaa ula socto kheyrban idin dhafay cafis all.ascwrwb
You captured my heart with the story of your past,,,,,,,,You captures my love with the hope of your future &,,,,,, You captured my soul with the touch of your hand,,,,,,You made a space in my heart so big,,,There is no room for anyone esle,,,