najdi   najdi 8. 9. 2010 | najdi | najdi | najdi
Menu
Home
Forum
Sheekooyin la alifay
IlaTali
Send E-cards
Buuga Bisha
Arimaha Qoyska
Qoyska
Guurka Soomaalida
Dacwada
Fanka Dacwada
Qur'aan
Qisooyin dhacay
Ramadaan
Jikada-Madbakha
Cunto Karis
Cunto Karis Sahlan
Cunto Karis Video
Horumarka Nolosha
Habbaynta Nolosha
Dumarnimo
Caafimaadka
Arimaha Bulshada
Maqaalo Guud
Arimaha Bulshada
Media - Video
Daryeelka Jidhka
Fikrado Muhiima
Noocyo Iskujir ah
Shuruda maqaalada
Nala soo xidhiidh
Search
Links

Database indhold
Maqaalo Guud:38
Maqaalo:283
MESSAGES:6785
Links:11
Members:620
COMMENTS:326
Forum
THREADS:565
POSTS:7328



View Thread
 Print Thread
Anigaa dhacan!!!
mohamed-kadarmohamed-kadar is Offline
#1 Print Post
Posted on 19-07-2010 20:12
User Avatar

Junior Member


Posts: 19
Joined: 13.06.09

a/c wrwb.
nin ganacsade ah oo daganaa xamarweyne, hadne aan ogoleen in uu wax kabaxo(baqeyl) ayaa markuu aadyo wadamada fogfog si uu oga soo adeegto ayuu dariska iyo qoyskiisaba wuxuu ku dhihi jiray "marko ayaan aadyaa" seysan hadhow wax hadiyado ah aysan oga soo doonan. saas la adligeed dowladana waa uu qiyaami jiray canshuurta xageeda.waxaa dhacaday in uu soo rartay labo kunteenar oo dacas ah, labdii kunteenar ayuu wuxuu ku kala guray dacaskii midana bidixda midna midigta,oo dacaskii ayuu midig iyo bidix wuxuu ku gala riday midba hal kunteenar, hal kunteenar waa uu kasoo tagay. wuxuu soo qaatay kii midgta ay ku jireen. dowladii waxay dhaheen canshuur keen wuxuu soo istaagay waan dhacanahy shiinaha ayaa isoo dhacay dacaska aan wato oo kunteenarka kujiro waa hal nooc bal fiiriya, anigaa dhacanee see wax la iiga qaadaaa!! halbaaro mise waa halnooc dacasku yaab waxaa lagu yiri qashinkaan naga qaad.......... dhoor bilood kadibna ina adeer kiis ayaa sidii oo kale ku soo maray. dowladiina waxy tiri "reer xamarkaan ganacsi iskama daayaan faa'iidone kama keenaan,

Allow nin aan wax ogeen ha cadaabin...
I have been ordered to fight against people until they testify that there is no god but allah and that muhammad is the messenger of allah and until they perform the prayers and pay zakat, and if they do so they will have gained protection from me for their lives and property,unless{they do acts that are punishable) in accordance with islam,and their reckoning will be with allah the almighty.
al- BUKHARI AND MUSLIM
 
www.qardhaawi.com
UmaymaUmayma is Offline
#2 Print Post
Posted on 20-07-2010 18:15
User Avatar

Member


Posts: 170
Joined: 07.05.09

wooow baqiil nimadiisa saaid waaye lol)
Never take some one for granted, hold every person close to your heart beacuse you might wake up one day and realize that you have lost a diamond while you were too busy collecting stones.
 
S@H@LS@H@L is Offline
#3 Print Post
Posted on 23-07-2010 19:07
User Avatar

Moderator


Posts: 1232
Joined: 03.04.09

Kkkkkkkk He Was Genius Ninkas So Funny wallahi Anigaaba dhacan kkkkk thnkz bro
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death




Love, Peace & Unity !

img532.imageshack.us/img532/5441/tpa17215.gif
img268.imageshack.us/img268/2420/imageif.png

(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!

img251.imageshack.us/img251/5466/canonpowerpod.gif
 
http://www.quranflash.com/en/quranflash.html
HaykalHaykal is Offline
#4 Print Post
Posted on 24-07-2010 07:14
User Avatar

Senior Member


Posts: 248
Joined: 03.04.09

asc
KKKK anigaa dhacan waa funny runtii
thnx bro Maxamed-khadar
wsc wr wb
Maandhoow waxaa igu lammaan duciyo liilaafe,
Liibaanta Eeebbiyo waxay ladhay Daraawiishe,
Liicaanta Soomaali baa luri calooshaye,
Haddaanan diinta laayicin xaqqaa lagu labaadaaye
Inkastuu lukuug dab ah Kufrigu libirka ii keeno
Waxaa igu lilaahiya in aan layga lalinayne.

Maandhow ha leeleelin ayay leexan maansaduye
Luuqdana ha bi’in sowdku waa laaxi gooniyahe
Maandhow lukowlaha ka dhowr labana ha u hoorin
Meeshaanad lowga u dhigayn kor uga laameeri!!



Sayid Muxamad (raximahullaah)
 
hilinkatoosan.com
Somali_GirlSomali_Girl is Offline
#5 Print Post
Posted on 24-07-2010 15:49
User Avatar

Moderator


Posts: 417
Joined: 03.04.09

loooool walaahi funny mahadsanid akhii maxmed k
FEAR ALLAH WHERE EVER YOU ARE
 
SaabirahSaabirah is Offline
#6 Print Post
Posted on 24-07-2010 16:42
User Avatar

Moderator


Posts: 320
Joined: 03.04.09

asc..funny lol)
shukran mohamed
anigaa dhacan dheh caadi maaha odaygu Grin koobkii bakhiilnimduu qaaday
Edited by Saabirah on 24-07-2010 16:44
Dalkaygoow dushaadu waa barwaaqee dalkaygoow, dabayshaadu wey udgoontee, dalkaygoow dalxiis kaaga maan imanine, dalkaygoow meel aan kugu doorsanayaa miyey dunidaba ku taallaa dalkaygoow.
www.ceegaag.net/Qoraalada/2009/Dec%202009/somaliflag.gif
 
www.alwhyyn.net
S@H@LS@H@L is Offline
#7 Print Post
Posted on 25-07-2010 11:23
User Avatar

Moderator


Posts: 1232
Joined: 03.04.09

Hahaha Sabirah caqligas maba igu soo dhaceen sida uu u fikiray ayaba cajiib ah kkkkk
Oh ALLAH! Make The Best Part Of My Life The End Of It, And The Last Of My Deeds The Best One, And The Best Of My Days The Day I Meet You Ya ALLAH..
Oh ALLAH! I Ask Of You The Best Whilst Living
And Ask For A Good Death




Love, Peace & Unity !

img532.imageshack.us/img532/5441/tpa17215.gif
img268.imageshack.us/img268/2420/imageif.png

(¨`·.·´¨) * I
`·.(¨`·.·´¨)*Love
`·.¸.·´ *You Mommy!

img251.imageshack.us/img251/5466/canonpowerpod.gif
 
http://www.quranflash.com/en/quranflash.html
MuxsinMuxsin is Offline
#8 Print Post
Posted on 25-07-2010 19:26
User Avatar

Moderator


Posts: 474
Joined: 07.04.09

Bissmillaah.

Assallaamu calaykum waraxmatullaah.
lol),. Anigaa dhacan, funny weeye, ma dhacmine khiyaamo ku dhacmay.

Mahadsanid akhwii maxamed-khadar.


wassalamu calaykum waraxmatullaah

GARO XAQQA MARKA HORE, KADIDBNA CIDA U EHELKA AH AYAAD GARANE.
sites.google.com/site/emiamina/HODA.jpg
 
www.ibnothaimeen.com
abdiazizabdiaziz is Offline
#9 Print Post
Posted on 26-07-2010 10:53
Senior Member


Posts: 274
Joined: 07.04.09

Asc wr wb

mahad sanid Mohamed

Aniga dhacan odayaashu caadi ma ahan si aan caadi aheyn bey wax u qiyaameeyeen waa sheeko funny ah
Edited by abdiaziz on 28-07-2010 12:08
Allahuma inaka Cafuwun Kariimun Xaliimun Tuxibul Cafwa Facfu Canaa Yaa Allah Yaa Allah Yaa Allah
 
http://kafaalo.com
maxamed calimaxamed cali is Offline
#10 Print Post
Posted on 26-07-2010 18:41
User Avatar

Member


Posts: 149
Joined: 09.06.09

asc wr wb kkkk waa sheeko qosol leh akhii maxamaed kh mahadsanid walaal wsc wr wb
 
sultan.org
Jump to Forum:

Share



Login
Username

Password

Remember Me


Cunto Karis Sahlan
Kuwa u danbeeyey
Shurbada Karooto 729
Hilib Digaag & Makaroone 579
Peanut butter & Red C... 444
Hilib & Fuul 688
Kuwa u caansan
Shurbada Karooto 729
Hilib & Fuul 688
Hilib Digaag & Makaroone 579
Peanut butter & Red C... 444
Info.
Categories: 7
Reads: 2440
Halkan Riix

Islamic Nasheeds
Mp3 Player

Buuga bisha

779,591 unique visits