Xaalada Webka
Newest Member: maxamed xasan
Total Members: 487
Article Posts: 253 Maqaalo Guud: 37 Forum Threads: 522 Forum Posts: 6778 Comment Posts: 258 Downloads: 116 unique visits : 556541
Untitled Document
|
Noocyada Ilatalida aan ka jawaabno
* Arimaha qoyska guud ahaan
* Dhalinyarada guurdoonka ah
* Arimaha khaaska u ah dumarka
Noocyada Ilatalida aanan ka jawaabin
* Su’aalaha diiniga ah
* Su’aalaha kusaabsan caafimaadka
* Su’aalaha ku saabsan dubka[maqaarka]
Wixii talo aad ubaahan tahay Fadlan Foomka hoose soo buuxi ama halkan kusoo dirso ilatali@khadijahome.com
wixii aanu awoodno waanu kaa caawin doonaa Iinsha Allaahu Tacaalaa.
FG: Su'aalaha usbuuciiba/Wiigiiba halmar ayaa laga soo jawaabaa, hadii jawaabtaadu ayna kusoo gaadhin, waxay u badan tahay inuu khalad dhacay.
Fadlan email sax ah sooqor. Emailkaagu khadijahome kaliya ayuu khaas u yahay, webka lama soo galinayo.
|
| | |
| Buuga bisha | | | Buuga u caansan | |
| |
|
|