Aniga iyo adiga iyo Murankeena Q4aad[ Sheekooyin la alifay] Waa wakhti habeen ah oo ay ubadkii seexdeen, saacaduna waa 9kii & dheeraad, midkastaa wuxuu doonayaa in waxa uu isagu rabo la daawada.
Igu qaad gacmahaaga (Sheeko dhab udhacday) [ Qoyska qiso] (..)..gacantaan ku dhagay oo aan ku idhi :” wax baan rabaa in aan kuu sheego!’’ Way fadhiisatay iyada oo qunyar cunteyneysa...
Naagtii markaliya ayey qaraxday reerkiina way dumi...[ Sheekooyin la alifay] Sidii ay u joogtay ayey maalin kaliya qaraxday sidii bac la afuufay, kadibna reerkii iyo wixii ay ahaayeenba way burburisay iyadoon ka fikirin natiijada ka iman doonta ficilkeedaa. Naagtii way isku buuqday............