|
Kusoo dhawoow KhadijaHome Dating
Shuurdaha
- Websiteka KhadijaHome inaad member ka noqoto ama ka tahay
- Magacaaga ama mid ku matalaya
- Sawirkaaga ama sawir ku matalaya
- Inay daacad ka tahay guurdoon inaad tahay. ( qoraalka aan daacada ahayn ma aqabalayno)
- Da’daada saxda ah iyo wiil ama gabadh midkaad tahay
- Wadanka iyo magaalada aad dagan tahay
- Guur inaad hore usoo martay iyo inaad caruur leedahay
- CV= qoraal kooban oo ku matalaya. 150-200 characters (xaraf)
- Emailkaga lagaala soo xidhiidhayo
- Mihnadaada= shaqada aad qabato, hadii aad arday tahayna waxaad barato
- Inaad lasoo socod siiso KhadijaHome hadii aad qof heshay si lagaaga saaro liiska
Qaabka aad usoo gudbinayso
Waxaad la soo xidhiidhaysaa qaybta maamulka KhadijaHome si ay kuugu daraan User Groups guurdoonta, adigoo usoo gudbinaya dalabkaaga oo wada sax ah, markaa kadib walaalha maamulka ayaa eegaya in qoraalkaagu uu yahay mid daacada oo aan ciyaar ciyaar ku jirin, kadib waxaa la soo galinayaa webka. Qaybta guurdoonta KhadijaHome waxay u muuqanaysaa bas memberka iska diiwaan galiyey KhadijaHome inay guurdoon yihiin.
Kusoo dir dalabkaaga halkan
KhadijaHome: PM
Eamail: khadijahome@hotmail.com
Maamulka KhadijaHome.Com
|